Mamulka iyo howl-wadeenada ururka ardayda Ogadenya OSF ee wadanka ingiriiska ayaa kulan isugu yimid maalintii daraato ahayd.
Kulankaas ayaa loogu gogol xaadhayay shir balaadhan oo loo qaban doono dhalinyarada reer ogadenia ee ku dhaqan wadankan Uk. 31-10.2009
Sidoo kale waxaa kulankaas lagaga hadlay qaabkii ay ardayda iyo dhalainyaradu uga qaybqaadan lahaayeen horumarintaa hawlaha halganka iyo danaha shacbiga Somalida Ogadenia.
Gudoomiyaha hogaanka warfaafinta ee jwxo muda Xuseen Nuur oo kulankaas khadka telefonka kaga soo qayb galay ayaa dhalinyarada ku baraarujiyey shirqoolada cadowga kulana dardaarmay sidii ay usii laban laabi lahayaeen dadaalkooda halgan iyo waxqabad ee dalka iyo dadka Ogadenya.
Comments (2)

Write comment









dadaalka aad wadaan waa jidki xornimada saas ku wada
mar aan fogayn wadanka waa xoroobiye inshalah
waa malinkan wadanka viso waxaan ahen an lagu so gali donin
hahahahaha ana safirka qoraxey aan noqon laha lolz viva og 4 ever