Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Saturday
Feb 04th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Jaaliyda UK

Jaaliyda UK

Manchester

Waxaa shalay oo taariikhdu aheyd 26.03.11 Siminaar  iskugu yimid Urur hoosaadyada kala ah , West midland OYSU- iyo Geat Manchester OYSU, siminaarkaas oo ku Saabsanaa- Uururnimada, Maamulka iyo Fahamka Qadiyada Ogaadeenya.
 
Siminaarkaas waxaa Soo qaban Qaabiyey Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenya ee marka la soo gaabiyo loogu yeero OYSU-. Sida Caadu Ay aheyd waxaa siminaarka lagu furay aayadaha Quraanka kariimka ah, kadib waxaa loo wada istaagay Astaanta Calanka Ogadenya waxaa la guda Galay ujeeddadii siminaarka , waxaa  codbaahiyaha lugu soo dhaweeyay Xoghaya OYSU - UK- mudane salad C/laahi , mudane salad ayaa sheegay in farxad u tahay iyo guul u soo hoyatay dhamaan dhalinyarda iyo ardayda somalida ogadenia ee ku nool gudaha iyo dibada – mudane salad wuxuu dhalinyarada u sheegay in maanta siminaarkan lugu qabanayo Great Manchester kuwo la mid ah lugu qabanayo dhamaan dacalada aduunka isla markaana in ka badan 20 Urur hoosaad qabanayaan siminaarkan isaga ah.

Read more...
 

Banaanbax ka dhacey Safaarada Itoobiya ee London

Banaanbax ka dhacey Safaarada Itoobiya ee London

Banaanbax balaadhan oo si aad aad loo soo abaabulay ayaa wuxuu hadda ka socoda Safaarada Gumeysiga I...

Read more...

Hagardaamo Gumaysi Halgamaa wax ma yeesho

Hagardaamo Gumaysi Halgamaa wax ma yeesho

Waxaa Magaalada London ee cariga Ingiriiska ka dhacdey Riwaayad si heer sare ah loo soo agaasimey oo...

Last Updated ( Sunday, 16 May 2010 13:13 )

Read more...

Jaaliyadda Ogadeiya ee UK oo si heer qaran ah u soo dhaweysay Fanaanada Saado Cali Warsame

Halkan ka daawo

Last Updated ( Thursday, 06 May 2010 16:01 )

Ururka OSF UK oo kulan isagu yimid

Ururka OSF UK oo kulan isagu yimidMaalinimadii Axada ahayd ee 03-01-2010 ayaa waxaa kulan balaaran isugu yimid xubnaha Ururka Ardayda ...

Last Updated ( Tuesday, 05 January 2010 05:19 )

Read more...

Jaaliyada Ogaden ee London, UK oo shir isagu timid.

Jaaliyada Ogadeniya ee Magaalada London, UK ayaa kulan isagu timid maalintii Sabtida ee Nov 21 2009....
Read more...

Gudiga fulinta ururka ardayda Ogadenya ee UK oo kulan isugu yimid.

Mamulka iyo howl-wadeenada ururka ardayda Ogadenya OSF ee wadanka ingiriiska ayaa  kulan isugu yimid...

Read more...

Bayaankii ka soo baxay Shir Sanadeedkii Jaaliyadaha Ogadenya ee caalamka, London, UK

Bayaankii ka soo baxay Shir Sanadeedkii Jaaliyadaha Ogadenya ee caalamka, London, UK

Shirka Jaaliyadaha Soomaalida Ogadenya, oo ah shir sanadkiiba mar la qabto, waxaa sanadkan lagu qabt...

Last Updated ( Monday, 10 August 2009 23:47 )

Read more...

Gudoomiyaha Jaaliyada UK oo Idaacada VOA ka wareysatey Shir sanadeedka Jaaliyadaha

Gudoomiyaha Jaaliyada UK oo Idaacada VOA ka wareysatey Shir sanadeedka JaaliyadahaWaxaa magaalada London, UK lagu soo gabagabeeyey Shirweynihii 13aad ee Jaaliyadaha Ogadeniya. Hadaba...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 2
Please update your Flash Player to view content.

Video Feed

ILAYS TV and other Video feeds,

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 92 guests online