Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
May 17th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events Community Events Ogaden Youth Network oo kulan isagu yimid

Ogaden Youth Network oo kulan isagu yimid

E-mail Print PDF
Urura Isku xidhka Dhalinyarada Ogadeniya ee Gbolka Minnesota ayaa dhamaadka todobaadii la soo dhaafey kulan balaadhan isagu yimid.

Kulankan oo ay ka soo qayb galeen dhalinyaro aad u fara badan oo u dhalatay Gobalka Ogadeniya ayaa ujeedadisu ahayd in dhalinyradu isku bartaan, isla markaana lagaga doodey kaalinya ay dhainyradu ku leedahay halganka loogu jiro aayo katalinta shacabka Ogadeniya.

Shirkan waxaa kasoo qayb galay qaar ka mid ah mas’uuliyiinya Jaaliyada Ogaden ee Minnesota, kuwaas oo dhaaantood tilmaamey doorka looga baahanyahaya dhalinyarada qurbaha joogta.

Waxaa iyaguna soo dhawen iyo khudbado mahadnaq ah ka soo jeediyey madasha shirka Xiriiyaha Ururuka dhalinyarada Mudane Xasan Nuur iyo Gudoomiyaha Ururka Khadar Maxamed. Sidoo kale waxaa isna goobta ka adley Afhayeenka Ururkaas oo lagu magacaabo Moxamed Xasan kaas oo sheegay in Filim-kii Silent Cry ama oohinta dahsoon lagu so bandhigi doona Magaalada Minnesolis Dec 19.

Kulankan ayey dhalinyaradu ku sameeyeen shaqo qaysbi ay ku waada xisaabtami doonaan, iyaga oo kulanka dambe ku eegi doona waxa u qabysooomey iyo waxa aanan qabsoomin.
Comments (2)Add Comment
0
maanshaa alaah
written by nasra, November 21, 2009
wey dadaalayaan dhalinteena ee aloow la garab gal aamiin
0
louis vuitton outlet
written by louis vuitton outlet, August 24, 2011
sheko iyo Dhaanteyn waxba ma taraysee la heshiiya dowladda.

Write comment

security code
Write the displayed characters


busy
 

Video Feed

Radio Xoriyo Feed

Spotlight

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 77 guests online