Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Tuesday
Sep 07th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events

Community Events

Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab)

Jaaliyada Ogadeniya ee Gobolka Minnesota, gaar ahaan magaalooyinka Mataanaha ee Minneapolis iyo St Paul waxay Tacsi u dirayaan ehelkii uu ka geeriyoodey Marxuum Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab) oo Todobaadkan ku geeriyoodey Magaalada St Paul. Waxaa ilaahey looga baryayaa in uu sami iuo iimaan ka siiyo qaraabadii uu ka geeriyoodey iyo dhamaan jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota...AAMIIN...AAMIIN

Marxuum Maxamed Ibraahim Cabdile (Maxamed Carab) wuxuu jagooyin kala duwan ka soo qabtey maamulka jaaliyda Ogadeniya ee Amerika.
 

Baaq ka soo baxay Odey dhaqameedyada Jaaliyda Seattle

Anagoo ku hadlayna magaca Odayaasha dhaqanka ee Jaaliyada Ogaadeenya ee Seattle waxaan halkan baaq u...

Last Updated ( Tuesday, 24 August 2010 05:36 )

Read more...

Yaa tagey shirkii Dabaqoodhiga doolka ah iyo Xukumada Itoobiya

Yaa tagey shirkii Dabaqoodhiga doolka ah iyo Xukumada Itoobiya

Xukumada Itoobiya iyo Dabaqoodhiga Doolka ah ee Minnesota ayaa kulan rogaal celis ah maanta ku qabte...

Last Updated ( Wednesday, 11 August 2010 17:14 )

Read more...

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo ku banaanbaxaysa kooxda Itoobiya soo dirsatey

Wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Mataanaha ah ee Gobolka Minnesota ayaa sheegaya in saacad ka...

Last Updated ( Sunday, 08 August 2010 21:42 )

Read more...

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo kulan balaadhan isagu timid.

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo kulan balaadhan isagu timid.

Kulan si aad ah loo soo agaasimey ayaa waxaa galabnimadii Sabtida ee July 31, 2010 isagu yimid Jaali...

Last Updated ( Tuesday, 03 August 2010 03:10 )

Read more...

Jaaliyaadka Ogadeenya ee Caalamka oo soo Buux dhaafiyay Magaalada Stockholm.

Jaaliyaadka Ogadeenya  ee Caalamka oo soo Buux dhaafiyay Magaalada Stockholm.Waxaa maalmahanba ku soo qulqulayay magaala madaxda wadanka Swedan ee Stockholm ergooyin aad u tiro ...

Last Updated ( Thursday, 29 July 2010 22:12 )

Read more...

The 2nd Annual Somali Diaspora Youth Conference

See here for more details

Saado cali iyo habeenkii Sweden

Saado cali iyo habeenkii SwedenWaxaa Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool aduunka gaar ahaan Wadamada Scandinevianka la ogeysiinayaa ...

Ogeysiis: Minnesota

Ogeysiis: MinnesotaWaxaa dhamaan  Jaliyada Ogaadeenya ee Gobolka Minnesota  la Ogaysiinayaa inuu dhici doono shir aad m...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 10


Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.

Spotlight

 

Radio Xoriyo oo Wareysanaya qaar ka mid ah shacabka Minnesota

http://www.youtube.com/watch?v=d_VXg9twJJM&feature=player_embeddedhttp://www.youtube.com/w...

 

Urge U.S. Secretary of State Clinton to help stop the Ethiopian government's human rights crimes in Ogaden

For years, the Ethiopian government has perpetrated war crimes and crimes against humanity...

 

Petition Prime Minister Meles Zenawi to stop human rights crimes against Somalis in Ogaden

http://www.gopetition.com/petition/38018.html...

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 59 guests online