Ogaden Online: The official homepage of Ogaden on the Internet

Web hosting
Thursday
Sep 02nd
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home Community Events

Community Events

Baaq ka soo baxay Odey dhaqameedyada Jaaliyda Seattle

Anagoo ku hadlayna magaca Odayaasha dhaqanka ee Jaaliyada Ogaadeenya ee Seattle waxaan halkan baaq uga jeedinaynaa dhamaan  jaaliyaha Ogaadenya ee qurbaha  gaar ahaan Waqooyi Amerika. Anagoo uga digayna dibindaabyada iyo shirqoolada cadawgu maleegayo  ee larabo in lagu maririn habaabiyo umada dulman ee halganka ugu jirta siday Aayaaheeda uga tashan lahayd.

Waxaan  aragnaa in gumaysiga oo isticmaaalaya nidaamkiisa  qaybi oo xukun  kuna gabaynaya  riwaayad ay ugu magacdereen heshiis ay lagaleen  shaqsiyaad  iyo ururo aan matalin umada oo danaystayaal ah  inuu ku abuuro jaaliydaha  dashwiish.

Last Updated ( Tuesday, 24 August 2010 05:36 )

Read more...
 

Yaa tagey shirkii Dabaqoodhiga doolka ah iyo Xukumada Itoobiya

Yaa tagey shirkii Dabaqoodhiga doolka ah iyo Xukumada Itoobiya

Xukumada Itoobiya iyo Dabaqoodhiga Doolka ah ee Minnesota ayaa kulan rogaal celis ah maanta ku qabte...

Last Updated ( Wednesday, 11 August 2010 17:14 )

Read more...

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo ku banaanbaxaysa kooxda Itoobiya soo dirsatey

Wararka naga soo gaadhaya magaalooyinka Mataanaha ah ee Gobolka Minnesota ayaa sheegaya in saacad ka...

Last Updated ( Sunday, 08 August 2010 21:42 )

Read more...

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo kulan balaadhan isagu timid.

Jaaliyada Ogadeniya ee Minnesota oo kulan balaadhan isagu timid.

Kulan si aad ah loo soo agaasimey ayaa waxaa galabnimadii Sabtida ee July 31, 2010 isagu yimid Jaali...

Last Updated ( Tuesday, 03 August 2010 03:10 )

Read more...

Jaaliyaadka Ogadeenya ee Caalamka oo soo Buux dhaafiyay Magaalada Stockholm.

Jaaliyaadka Ogadeenya  ee Caalamka oo soo Buux dhaafiyay Magaalada Stockholm.Waxaa maalmahanba ku soo qulqulayay magaala madaxda wadanka Swedan ee Stockholm ergooyin aad u tiro ...

Last Updated ( Thursday, 29 July 2010 22:12 )

Read more...

The 2nd Annual Somali Diaspora Youth Conference

See here for more details

Saado cali iyo habeenkii Sweden

Saado cali iyo habeenkii SwedenWaxaa Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool aduunka gaar ahaan Wadamada Scandinevianka la ogeysiinayaa ...

Ogeysiis: Minnesota

Ogeysiis: MinnesotaWaxaa dhamaan  Jaliyada Ogaadeenya ee Gobolka Minnesota  la Ogaysiinayaa inuu dhici doono shir aad m...

Xarunta Jaaliyada Ogadenya ee Denmark oo lagu qaabilay Wakiilka jabhada OLF ee Yurub Ganati Deressa.

Xarunta Jaaliyada Ogadenya ee Denmark oo lagu qaabilay Wakiilka jabhada OLF ee Yurub Ganati Deressa.Maamulka Jaaliyada Soomaaliyada ogadenya ee Denmark iyo xubno kamid ah hogaanka arimaha dibad ee JWX...
Read more...
  • «
  •  Start 
  •  Prev 
  •  1 
  •  2 
  •  3 
  •  4 
  •  5 
  •  6 
  •  7 
  •  8 
  •  9 
  •  10 
  •  Next 
  •  End 
  • »
Page 1 of 10


Studio Xoriyo: Music and Interviews

Please update your Flash Player to view content.

Spotlight

 

Radio Xoriyo oo Wareysanaya qaar ka mid ah shacabka Minnesota

http://www.youtube.com/watch?v=d_VXg9twJJM&feature=player_embeddedhttp://www.youtube.com/w...

 

Urge U.S. Secretary of State Clinton to help stop the Ethiopian government's human rights crimes in Ogaden

For years, the Ethiopian government has perpetrated war crimes and crimes against humanity...

 

Petition Prime Minister Meles Zenawi to stop human rights crimes against Somalis in Ogaden

http://www.gopetition.com/petition/38018.html...

 

Ogaden Crisis in Ethiopia: Forgotten crises to watch in 2010

The humanitarian crisis in Ethiopia's Ogaden region is worsening, yet the Ethiopian govern...

 

A Place To Call Home: images and interviews of refugees from Ogaden

 

Genocide Watch calls on UN to initiate action against Ethiopian Dictator

March 23, 2009E-mail:genocidewatch@aol.com Website: www.genocidewatch.org

Who's Online

We have 62 guests online