Chat 

Forum

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Dagaal u dhexeeye Oromada iyo Soomaalida oo ka dhacey Magaalada Diri dhaba

Jan 13, 2008 Dagaal u dhaxeeya Soomaalida iyo Oromada ayaa waxa uu ka dhacey Magaalada Diri dawa. Dagaalkan oo bilowdey maanta marjey saacada Diri dhaba ahayd 12:00 duhurnimo ayaa yara qaboobey, qiyaastii 1:30 duhurnimi, kadib markii ay Ciidamada Milatariga Itoobiya soo kala dhex galeen, inkasta oo xabadu si goos goos ah u dhaceyso.

Dagaalkan ayaa waxa uu salka ku hayaa lahaanshaha Magaalada Diri dhaba. Dhimasho iyo dhawaac labada dhinac soo kala garey ayaa jira, balse ilaa hada ma hayno tiro sugan.


--Ogaden Online News
 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.