Labo muwaadin oo ogadenya u dhalatay oo loo gacan galiyey ciidamada gumaysiga Itoobiya
salaaan
			<description>dadka ogaaaaaaadeeniya ee dafaha caalamka joogo waa in ay ogaadaan in cadow goodu badan yahy loona baahan yahay in ka foojifnaadaan ama ha kor madoobaadee ana caddaadee   - jdhjfhdj1</description>
vfqdf
			<description>waxaa  isweydiin mudan potland maxaa ogadeniya ka bi isay  anigu waxan u dhashay gobolada dhexe  ee somalia  meesha aan ku dhashay  2000  ilaa   22 waxaa ka soo degijiray cidamo  ONLF  ah oo  ka yimid dhinaca eritrea  inta  wadno  ayaan gelin jirnay  dhulka ogadenia  somalinimo marka laga soo tago rer putland ayaa  iga xiga ogadenia  marka taas waxa ku tusaysaa  dabadhilifnimadu heerka ay ka garsisan tahay  labada mamulgoboled ee reer   so.land iyo p.lnad qofkasta oo somali ku abtirsadoow  haka tegina taariikhdaas ee qora. - fanax</description>
Wax Hubsada!
			<description>ASW, walalayal warka hubsada webka warbixintisana wali wax ba ka dhiman sida magacyada dadka la qabtay iyo ilaha warka ay ka helen toona. Mida kale maamulku PL gaashaanku u daruuray eedaymahaas Ogadenia iyo Puntland-na wa walaalo daris ah ee dacayadaha ha la iska kurtumo jaro.  - Mohamed</description>
Puntland mas'uul ma katahay?
			<description>Markii aan dooranay wadadan waxaan ku raali noqonay qadarta.waxaana maqsuud ku nahay waxkasta oo maalmuhu noo keydiyaan kharaar iyo  macaan.Bilowgiina nolosheenu waxay la jaan qaaday maalmo kuwan ka adkaa waana noo hido mudan dhaadasho xalaal ah.
Waxaase mudan mala awaal iyo wax iska weydiin puntland iyo isaqland ma yihiin cida mas'uuliyadda leh?malahaygee waxay mudanyihiin in loo tacsiyeeyo,waayo?waxay ku raali noqdeen dulli iyo darxumo iyagoo aqbalay kufsi sharciyaysan!
 sidaas darteed waa ku ceeb qof miyirleh inuu hiil ka doono mid duleysan![b][/b] - Ig</description>
munaafaqa runta ah inaad tahay waad is ogatahay
			<description>kan ahmed nour, isku magacabay way iska cadahay cida munaafaqa ah waana cida galada dabada udhaqda ee sidaa doo kale uhadasha una malaynaya in wayaanada qadhmuun oo loo adeego hormar ay kugaadhayaan ee iska aamus cid walbana taariikh duna way qori ALLAHII koonkan abuurayna wuu kala xisaabtami wixii uu gaystay. - guulwade</description>
munafaq ilahay iyo umadisu way necebtahay
			<description>horta ma is wadiseen idinka sababta somalidu idin nacday 
walaahi waa mid aad galabsateen somali mantuu ogadeen waxay ka jeceshay tikree wayoo ogadeen waa munafaq - Ahmed nour</description>
eega uun ma aha
			<description>dadwaynaha ogaadeenya meelkasta oo ay joogaan waxaan dhihi lahaaa  waa in si dag dag 10 nin oo rer butland ah oo kaluun ku soo koray loo dilaa raga la dhiibayo ee aa waxba galabsan waxaan qabaa i n ogadeeen ahaan uun loo gumaysiga loogu dhiibayo  waa inaynu inaguna dhabayaco ahaan  uugu aarnaa oo si dag dag ah rag loo dilaa  raga  gumaysiga loo dhiibay  (Nimaan shani kaa reebin sharci iyo kablalax toona kaama reebaan)  asc wr wb - abdi  mohamed</description>
looma dulqadan karo waxay puntlan caadaysatay
			<description>waxay maamulo  dabadhilif u ah woyaanaha ethiopia caado kadhigteen dhibaataynta shacabka ogadenia waxaana udanbeeyay falkan ay puntland kukacday oo laba muwaadin oo ogadenia u dhalatay woyaana loogu gacan galiyay iyaga oo aan waxba galabsan, ciidamada xoraynta ogadenia wa in arinkaa  talaabo kaqaadan, maamulkas puntland waa inay ogaadaan in muwaadiniinta ogadenia ay dad iyo dal ba leeyihiin  lagalana xisaabtami doono dhibka ay kulakacayaan shacabka ogadenia wakhti dhow  hana kutala galaan inuu yahay wax aannaa marna ilaabaynin oo uurku taalo ah - guulwade</description>