Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
Radio Qoraxey
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Gaalkacayo oo ay Ciidamada Itoobiya ku xidheen Odey ka soo safrey Magaalada Wardheer


Aug 24, 2006 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Gaalkacayo ayaa sheegaya in maanta markey saacadda Afrikada Bari ahayd  12:42 PM ay Ciidama Itoobiya ee ku sugan Magaalada Gaalkacayo qabteen Odey ka soo safrey Gobolka Doollo, gaar ahaan Magaaada wadheer, Odeygaas oo magaciisa naloogu sheegay FOORE
AXMED WALI CABDI SAMATAR.

Warku wuxuu intaas ku darayaa in Odeygaas uu u yimid Magaalada Gaalkacayo in uu Telefon uga dirsado qaraabadiisa oo ku magan dalka dibadiisa.

Foore Axmed Wali, ayaa sida warku sheegayo Gaalkacayo joogey mudo 20 maalmood ah.

Ilaa iyo hadda lama garanaayo meesha ay Ciidamada Itoobiya geeyeen Odeygaas Safarka ah.


Ogade Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.