|
|
|
|
|


OGAYSIIS..OGAYSIIS: JAALIYADA OAGENIYA EE, UK
Waxaa la Ogeysiinayaa dhamaan Jaaliyadda Ogadeniya ee ku dhaqan
wadanka UK in ay ka soo qayb galaan mudaharaad balaaran oo
lagu qaban doono kasoo hor jeedka xafiiska R'aisul Wasaaraha
Ingiriiska.
Mudaharaadkan waxaa lagaga cabanayaa gumaadka & xasuuqa lagu
hayo shacbiga Soomaalida Ogadeniya & guud ahaanba shucuubta
Geeska Afrika dhibka ay xukuumada TPLF ku hayso,
mudaharaadkan ayaa waxaa si wada jir ah u soo qaban qaabiyay
Ururada dhalinyarada Geeska Afrikaa
Hadaba halkan
hoose ka eeg Goobta iyo Goorta Mudaharaadkan dhici doono.
|
JAALIYADDA OGADENYA EE UK |
|
Goobta |
Xafiiska
R'aisul Wasaaraha Ingiriiska hortiisa |
|
Goorta: |
Jan. 16, 2008 |
|
Saacadda: |
12:00PM-4:00Pm |
|
La xiriir: |
07983477112
07950388011
07956954569 |
| |
|
|
|