Chat 

Forum

Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

 

 


 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

        Ogaysiis  Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa Dhalin yarada  reer Ogadenia ee Europa la Ogaysiinayaa in la qaban doono Shirweynihii mudooyinkanba aadka loo wada sugayay ee ku saabsanaa   Dhameystirka  Ururka Cusub iyo Ku dhawaaqistiisa.

( Ururka Dhalin yarada  Ogadenia ee Europa) kaas oo socon doona mudo laba maalmood ah(jimco iyo sabti).

Hadaba shirkan oo ay ka soo qayb gali doonaan inta badan Dhalinyarada  Wadamada reer Europa sida:

 Norwey-Finland-Denmark-UK-Swizerland-Holland-Germaney –Austaria Frenca iyo Italy.

Ayaa waxaa  marti galiyay oo lagu Qaban doonaa wadanka Sweden.

Shirkan waxaa ka soo Qeyb gali doono: Mas uuliyiin JWXO ah, Aqoon yahano isugu jira Rag iyo Dumar, Siyaasiyiin Reer Galbeed ah, Culumo  waaweyn, Odayaal iyo  Dhalin yaro iyo Fanaaniin Caan ah, ama Aanba idhaahdo Dhamaan Bulshada Qeybaheeda kala duwan.

Hadaba halkan hoose ka eeg Goobta iyo Goorta uu kulankan dhici doono.
 

URURKA DHALINYARADA OGADENIYA EE EUROPE

Goobta Folk huset (Guriga umada) Rinkeby torget-stockholm
Goorta:  30 - 31 May 2008
Saacadda: Saacadda:: 10.00am-10.00 pm
La xiriir:

Telfn: +46-762448509
Telfn: +46-704786871
Email: ogadensfswe@gmail.com ama ogadensf@hotmail.com

 
 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.