|
|
|
|
|
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan
Jaaliyadaha Soomaalida ogaadeenya ee Yurub iyo cid kasta oo
ka danqaneysa dhibaatada gumeysiga Itoobiya ku heyso dadka
iyo dalka Ogaadeenya in ay ka soo qeyb galaan banaanbax weyn
oo lagu taageerayo xaqa umada reer Ogaadeenya u leeyihiin in
ay aayahooda ka tashadaan, isla makaana loogana soo horjeedo
xasuuqa joogtada ah ee ay Itoobiya ka wado Ogaadeenya
Hadaba halkan
hoose ka eeg Goobta iyo Goorta uu Banaanbaxan dhici doono.
|
JAALIYADDA OGADENYA EE YURUB |
|
Goobta |
Xarunta Midowga
Yurub ee Brussels
Rond Point Schumman |
|
Goorta: |
Jimce, March
28, 2008 |
|
Saacadda: |
Saacadda:10H00-
13H00 |
|
La xiriir: |
communauteogaden@net2000.ch
Tel : 0032471375148 (Brussels)
0041 765437419
0041 786835816 |
| |
|
|
|