Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
Radio Qoraxey
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Ciidamada Itoobiya oo Xabsiga dhigey Haweenaydii Cali Kunaay


Aug 29, 2006 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Itoobiya Xabsiga u taxabaeen Xaaskii Cali Kunaay. Haweenaydaas oo lagu magacaabo NASRO, ayaa warku wuxuu sheegayaa in ay tahay qof Xaamilo ah.

Cali Kunaay oo ahaan jirey Afhayeenka Baarlamaan ku sheega Dabaqoodhiga ee Magaalada Jigjiga ayaa isagu badhatman bishan August u baxsadey wadanka Abu Dabai sida warku sheegayo.

Ma jiraan warar tifaf tiran oo ku saabsan sababta ay Ciidamada Itoobiya u xidheen Haweenaydan oo Xaamilada ah. Balse Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ayaa ku caan ah falaka noocan oo kae ah u xidhaan ama ciqaabaan qaraabada qofka ay u danbi u malaeegayaan.

Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.