Aug 18,
2006 Wariyaha Ogaden Online iyo Radio
Xoriyo ee Gobolka Qoraxey ayaa sheegaya in
shalay Magalada Qabridahar ay Ciidanka
Gumeysiga Itoobiya ku soo xidh xidheen dad
shacab ah oo laga soo aruuriyey Tuulada
Dalaad.
Dadkan oo isugu jira dad waaweyn iyo kuwa
dhalin yaro ah ayaa waxaa
kamid ah inta aan magacyadooda hayno
-
Muxyadiin Sh. Cabdi
- Daahir
Jaamac
-
Faadumo Dhoofar
- Siyaad
Yuusuf Canshuur
- Shaafi
Macalin Xuseen
-
Axmed-kabe Maxamed Shakuur
- Islaan
da'ah oo naloou sheegay Ina Aamin
Caydiid
Ma jiraan
ilaa iyo hada wax sabab ah oo dadkaas loo
soo xidhey, mana jirto cid ka waranta
xaalada ay ku sugan yihiin.
Ogaden Online News |