Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
Radio Qoraxey
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Baabuur ganacsi ah oo ku xaniben Wardheer


Aug 23, 2006 Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Doolo gaar ahaan Magaalada Wardheer ayaa waxay sheegayan in Baabuur tiradoodu dhantahay sideed (8) Baabuur oo sida Adhi ay ku xanibayihiin Magaalada Wardheer.

Baabuurtan oo ka keentay Adhigan Magaalooyinka Qabridahare, Dhagaxbuur iyo Wardheer ayaa u wadey Adhigan Gobolada Puntland ee Soomaaliya.

Warku wuxuu intaas ku darayaa in Baabuurtan ay halkaas ugu dabran yihiin Ciidanka Gumeysiga Itoobiya (CGI) mudo hada gaadheysa todobaad.

Ilaa iyo hada ma cada sababta keentay in laxanibo Baabuurta ganacsatada ee u
kala goosha Wadanka Soomaaliya iyo Ogadenia.

Todobaadkii hore ayey ahayd markii ay Ciidamada Gumeysiga Itoobiya xanibeen dhamaan dhaq-dhaqaaga qaadiidka Magaalada Qabridahare iyago xerada Ciidmada u taxaabey gaadiidka ganacsiga wadey.


Ogaden Online News

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.