Chat 

Forum

Editorial
Radio Xoriyo
Studio Xoriyo
Xoriyo Website
History Centre
Radio Qoraxey
BBC Somali 11:00
BBC Somali 18:00
BBC Somali 14:00

Somali Links

News Audio Links

Newspaper Links

Educational Links

Islamic Links

 

Google
Search WWW Search www.ogaden.com

Ciidamada Itoobiya oo laba nin ku diley Tuulada Laas Dhankayre


Sept 02, 2006 Wararka naga soo gaadhaya Tuulada Laas-dhankayre oo u dhexaysa Qabridahare iyo Dhanaan ayaa sheegaya in Tuuladaas kor keeda ay Ciidamada Wayaanuhu ku dileen laba ninoo shacab aha.

Magacyada labada nin ee shacabka ah ayaa naloogu sheegay
  1.  Heybe Cabdi Shuuqe
  2. Iyo Wiil uu adeer u ahaa oo la`odhanjiray Cabdi Aadan Cabdi shuuqe

Lama garanayo sababta 2da marxuum loo dilay, mana jiraan wax dambi ah oo ay galabsadeen.

Si kastaba ha ahaatee shacabka Soomaalida Ogaadeeniya ayaa qaba dilkaas dhibka yar iyo dhibab kaloo badanba.

Waxaa kale oo ay wararku sheegayaan in aagaas ay dagaalo badani ka dheceen, dagaaladaas oo u dhexeeya CXO iyo kuwa Gumaysiga Itoobiya.

Dagaaladan iyo qaabka ay u dheceen faah faahin buuxda kama hayno balse waxaan rajaynaynaa inaan idiin soo tabin doono wixii faahfaahin ah.



Ogaden Online /Radio Xoriyo

 

 

Copyright © 1998- 2002 OGADEN ONLINE  All Rights Reserved. This site is created by Ogaden Online. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.